HARGAYSA(W,N)-Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji cali oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada sheegayna in heshiskii sedexda xisbi aanu inan yar oo lataliye sharci ahi joojin karin balse xukuumadu ka danbaysy
Sidoo kale xogaamiyaha xisbiga wadani ayaa sheegay in ay ka baxeen heshiiskii sedexda xisbi maadaama ay xukuumadu fashilisay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/omBqIGp7p3M