HARGAYSA(W,N0 Xildhibaan maxamed cbdiraxmaan oo kamida golaha guurida Somaliland ayaa ka hadlay colaada kasoo cusboonaatay deegaanada ceel afwayn ee gobolka sanaag
Xildhibaan maxamed cabdiraxamaan ayaa xukuumada ugu baaqay in talaabo adag ka qaado cidii jabisay heshiiskii nabadaynta ceel afwayn ee ay wada gaadheen beeluhu
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;