WAJAALE NEWS

Barnaamijka Doodda Caawa Ee Telefiishanka BBC-da oo Lagu Faaqiday Xidhiidhka Isa Soo Taraya Ee Somaliland iyo Kenya

Hargeysa (WJN) – Barnaamijka doodda caawa ee Telefiishanka BBC Soomaali ayaa lagu faaqiday waxa ay ku saabsan tahay xidhiidhka xoogan ee isa soo taraya ee u dhexeeya dawladdaha Somaliland iyo Kenya.

Waxaana dooda Barnaamijkan ka qaybgalay Sucaad Yuusuf Odawaa (Sucaad Carmiye) oo ka mid ah Haweenka Aqoonyahanka ah ee Somaliland iyo Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo bare ka ah Jaamacad ku taal Nairobi

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka dooda

https://youtu.be/dwziiMyypL0

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version