Barnaamijka Doodda Caawa Ee Telefiishanka BBC-da oo Lagu Faaqiday Xidhiidhka Isa Soo Taraya Ee Somaliland iyo Kenya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Barnaamijka Doodda Caawa Ee Telefiishanka BBC-da oo Lagu Faaqiday Xidhiidhka Isa Soo Taraya Ee Somaliland iyo Kenya
July 4, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Barnaamijka doodda caawa ee Telefiishanka BBC Soomaali ayaa lagu faaqiday waxa ay ku saabsan tahay xidhiidhka xoogan ee isa soo taraya ee u dhexeeya dawladdaha Somaliland iyo Kenya.

Waxaana dooda Barnaamijkan ka qaybgalay Sucaad Yuusuf Odawaa (Sucaad Carmiye) oo ka mid ah Haweenka Aqoonyahanka ah ee Somaliland iyo Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo bare ka ah Jaamacad ku taal Nairobi

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka dooda

https://youtu.be/dwziiMyypL0

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS