WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo ka Hadashay Shuruud Uu Dalka Sucuudigu Ku Xidhay Dhoofka Xoolaha Dekeda Berbera!

Hargaysa(W,N) wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha somaliland xasan gaafaadhi ayaa ka hadlay shuruud uu dalka sucuudigu ku xidhay dhoofka xoolaha somaliland ee ka tegaya dekeda berbera

Halkan ka daawo muuqaalka warkna oo faah faahsan.

Exit mobile version