Hargeysa (WJN) – Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami ayaa waxa uu ayaan daro ku tilmaamay go’aanka Xukuumada Somaliland ay shaqada kaga joojisay Hay”adda shaqaalaha dunida ee (ILO).
Dhinaca kale, Siyaasi Cadami ayaa sheegay in go,aankaasi aanu haboonayn islamarkaana saamayn ku yeelan karo Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com