WAJAALE NEWS

“Muuse Biixi Haduu Nabad Doonayo Xuduudkiisa Haku Noqdo”.Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland

Garoowe (WJN) – Madaxweyne ku xigeenka maaamul goboleedka Soomaaaliya ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa waxa uu Xukuumada Somaliland ku eedeeyay inay gacanta ku hayso dhul uu sheegay inay leedahay maamulka Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo saaka dadweynaha magaalada Garoowe kala qayb galay Salaada Ciida, ayaa sheegay inta ay Somaliland gacanta ku hayso dhulka ay leedahay Puntland inaanay suurtagal ka noqonayn inay nabad ku wada noolaadaan Somaliland iyo Puntland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Garoowe Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version