WAJAALE NEWS

Meydka Abwaan Sangub oo Laga Dajiyay Magaalada Jigjiga (SAWIRRO)

Jigjiga (WJN) – Diyaaradii siday allah ha u naxariistee maydkii Marxuun Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise Singub ,ayaa ka soo degtay garoonka diyaaradaha ee Daraad Wiil Waal ee magaalada jigjiga.

Aaska qaran oo loo samaynayo Marxuum Maxamuud Singub ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiinta ugu saraysa dowlad deegaanka Soomaalida, masuuliyiin ka socota Xukuumada Somaliland, Abwaano Masuuliyiin ka socota ururka ONLF, wufuud kasoo kala kicitimay daafaha caalamka iyo dadweyne farabadan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirada

Wajaalenews Desk

Jigjiga Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version