|
|||||
WAJAALE NEWS
Meydka Abwaan Sangub oo Laga Dajiyay Magaalada Jigjiga (SAWIRRO)
June 21, 2019 - Written by Reporter:Jigjiga (WJN) – Diyaaradii siday allah ha u naxariistee maydkii Marxuun Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise Singub ,ayaa ka soo degtay garoonka diyaaradaha ee Daraad Wiil Waal ee magaalada jigjiga. Aaska qaran oo loo samaynayo Marxuum Maxamuud Singub ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiinta ugu saraysa dowlad deegaanka Soomaalida, masuuliyiin ka socota Xukuumada Somaliland, Abwaano Masuuliyiin ka socota ururka ONLF, wufuud kasoo kala kicitimay daafaha caalamka iyo dadweyne farabadan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirada Wajaalenews Desk Jigjiga Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Dawladda Itoobiya Oo Sheegtay In TPLF Doonayso Inay Addis Ababa La Yeelato Xidhiidh La Mid Ah Midka ... War Deg Deg Ah Laba Xildhibaan Oo Isku Faro Saaray Qadiyada Habar Magaado Iyo khasaaraha Ka Dhashay DAAWO; Ninka Labaad Ee Dunida Ugu Dheer Oo Maanta Meherkiisu Ka Dhacay Magaalada Hargeisa Iyo Mal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|