WAJAALE NEWS

“Maxamed Kaahin Wuxuu Igu Yidhi Dawlad Waxa Lagu Dhisaa Kala Adkaan iyo Xoog..” Cabdilaahi Jawaan

Hargeysa (WJN) – Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa ka hadleyshirka ay qabsanayaan beelaha Bargiga Burco, Isagoona Xukuumda ku dhaliiley inaanay shirkaasi qabsoomidiisa ka soo horjeedo.

Dhinaca kale, Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa sheegay in Wasiir Maxamed Kaahin uu ku gacan saydhay talo uu ula tagay oo ku saabsan in la mideeyo gobolada Bariga Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version