WAJAALE NEWS

Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka oo Jidadka Dalka Xog Ku Saabsan U Kala Diray Hawl-wadeeno Kala Duwan

Hargeysa (WJN) – Maareeyaha hay’adda Wadooyinka Somaliland Egn: Cismaan Sheekh Cabdi, ayaa wadooyinka dalka xog ku saabsan u kala diray hawl wadeenada kala duwan ee hay’addaasi, si loo diyaariyo dayac tirka wadooyinkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version