WAJAALE NEWS

Gudidda Wanaag Farista Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Talaabo Ka Qaado Xarunta Dhaqanka Hargaysa Iyo falalka Ay ku Kacday

HARGAYSA(W,N) Culimada gudida wanaag farista iyo xumaan ka reebista ayaa si kulul uga hadlay falal maal mihii udanbeeyay ay magaalada hargaysa ku qabanayeen xarunta dhaqanka hargaysa kuwaasi oo gabi ahaan lidi ku ah hab dhaqanka bulsho islaam ah

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/f7hxuZ5fLIA

Exit mobile version