Gabiley (WJN) – Guddoomiyaha xafiiska Imtaxaanaadka qaranka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax oo ay weheliyaan Maamulka gobolka Gabiley iyo masuuliyiinta waxbarashada ee gobolkaasi, ayaa soo kormeeray goobaha uu ka socdo Imtaxaanaadka shaadiga ah ee dugsiyada sare iyo hoose dhexe ee magaalada Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Gabiley Office
Wajalenews@gmail.com