Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay madaxda Ururada Rayidka ah ee Somaliland, kulankaana waxa lagaga wada hadlay in loo midoobo oo meel looga soo wada jeedo arrimaha doorashooyinka iyo ilaalinta Amniga Qaranka inta lagu jiro wakhtiga doorashada.