Ceel-afweyn (WJN) – Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka iyo Cuqaasha Degmada Ceel-afweyn oo maanta shir jaraa’id ku qabtay deegaankaasi, ayaa waxa ay gabi ahaanba ka soo horjeesteen shirka uu ku baaqay Boqor Buurmadoow, Iyagoona sheegay in aanay is qabanayn inuu nin gacmaha kula jira dhiig uu yidhaa shirbaan qabanayaa.
Dhinaca kale, Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka deegaanka Ceel-afweyn ayaa waxa ay Xukuumada Somaliland ugu baaqeen inay si deg deg ah wax uga qabato go’aamadii lagu gaadhay Degmada Ceel-afweyn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Ceerigaabo Office
Wajalenews@gmail.com