WAJAALE NEWS

Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deegaanka Ceel Xadi Ka Dhagax Dhigay Ceel Biyood.

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka iyo madaxda haayada Direct Aid ayaa deegaanka ceel xadi ee gobolka gabiley ka dhagax dhigay ceel biyood kaasi oo ay hirgalinayso haayadani.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version