WAJAALE NEWS

Dawladda Kenya oo Soomaaliya Ugu Hanjabtay Aqoonsiga Somaliland

Nairobi (WJN) – Dawladda Kenya oo khilaaf siyaasadeed u dhexeeya Soomaaliya, ayaa dowladda Madaxweyne Farmaajo ugu hanjabtay inay xidhiidh toos oo dibloomaasiyadeed iyo Aqoonsi buuxa u fidinayso Somaliland oo muddooyinkii u dambeeyey xidhiidhka ay la wadaagtaa sii xoogaystay.

Hadalka Dowladda Kenya ee arrintan ku saabsan kaga bogo warbixinta uu muuqaalkan Hoose xambaarsan yahay

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version