HARGAYSA(W,N)-Alle Ha unaxaristee waxaa manta magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay Marxuum Macalin Cabdilaahi Jaamac Bookh oo mudo dheer kamid ahaa barayaasha waxbarashada Somaliland ee seeska udhigay waxbarashada Jamhuuriyada Somaliland
Waxaana aaska marxuumka ka qaybgalay masuuliyinta wasaarada waxbarashada xildhibaano iyo boqolaal kamid ah ardaydii uu wax soo baray, madaxdhaqameed kuwaasi oo tacsi udiray qoyskii uu ka baxay iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;