WAJAALE NEWS

DAAWO; Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Dhimirka Raywaan oo Roobabkii Shalay Khasaare Soo Gaadhsiiyeen,

HARGAYSA(W,N) Maayarka casimada hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid (soltelco) oo ay weheliyaan xubno katirsan golaha deegaanku ayaa kormeer indho indhayna kusoo maray xaafado roobabkii shalay khasaare soo gaadhsiiyeen.

Sidoo kale maayarka caasimada ayaa booqasho ku tagay xarunta dhimirka ee raywaan taasi oo lagu dabiibo dadka xuskoodu aanu dhamayan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/mOH86ANkuVA

 

Exit mobile version