WAJAALE NEWS

DAAWO; Guri Ku Gubtay Magaaladda Gabilay Iyo Khasaaraha Uu Sobobay!

GABILEY(W,N) Guri ku yaala magaalada gabiley ayaa waxaa qabsaday dab kaasi oo gubay gurigaasi oo gabi ahaanba shufbeelay.

Qoyska leh gurigan gubtay ayaa ka hadlay khasaaraha uu soo gaadhsiiyay waxa sobobay dabkan oo ay shegeen in uu ka dabka ka kacay xadhkaha laydhka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version