DAAWO; Guri Ku Gubtay Magaaladda Gabilay Iyo Khasaaraha Uu Sobobay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Guri Ku Gubtay Magaaladda Gabilay Iyo Khasaaraha Uu Sobobay!
June 11, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Guri ku yaala magaalada gabiley ayaa waxaa qabsaday dab kaasi oo gubay gurigaasi oo gabi ahaanba shufbeelay.

Qoyska leh gurigan gubtay ayaa ka hadlay khasaaraha uu soo gaadhsiiyay waxa sobobay dabkan oo ay shegeen in uu ka dabka ka kacay xadhkaha laydhka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS