WAJAALE NEWS

DAAWO; Dood Ku Saabsan Xaalada Abni Iyo Siyaasadeed Ee Dalka Itoobiya + Xaaladihii Ugu Danbeeyay!

HARGAYSA(W,N) Falanqaynta Dood ku saabsan xaalada Abni iyo siyaasadeed ee dalka itoobiya kadib inqilaabkii dhicisoobay ee lagu dilay madaxwaynihii kililka Axmaarada Iyo Taliyihii Ciidanka iyo saraakiil kale .

Sidoo kale doodan ayaa lagaga hadli doonaa xaalada xiligan ka taagan qaarkamida ah kililada dawlada fadaraalka itoobiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/7_jZ3mvjQUM

Exit mobile version