WAJAALE NEWS

DAAWO; Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley Oo loo Qaybiyay Qarbadyada Biyaha Lagu Kaydiyo.

GABILEY(W,N) Wasaarada xanaanada xoolaha iyo haayado kale ayaa qaarkamida shacabka gobolka gabiley gaadhsiiyay qarbadyada biyaha lagu kaydiyo oo loogu talo galay  wakhtiga xili roobaadka in bulshadu ku kaysadaan biyaha.

Qarbadadan oo ka koobnaa 48 xabo ayaa loo qaybiyay qaarkamida deegaanada gobolka gabiley

HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version