SAYLAC(W,N)- Ciidamada somaliland ee ilaalada xeebaha ee gobolka salal ayaa sheegay in ay qabteen sedex dooyood oo sifo sharci daro ah kaga kaluumaysanayay biyaha bada somaliland.
Sidoo kale maamulka gobolka salal ayaa iyagu dhinacooda ka hadlay doonyahan sifahasharci darada ah kaga kaluumaysanayay biyaha badda Somaliland kuwaasi oo laga leeyahay dalka yemen
Doonyahan iyo dadkii saarnaaba waxaa hada gacanta ku haya ciidaanka ilaalada xeebaha Somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;