Tog Wajaale (WJN) – Ardayda dugsiyadda sare iyo dugsiyada dhexe ee magaalada Wajaale ayaa maanta u fadhiistay imtixaankii shahaadiga ee sanad dugsiyeedka 2018/2019 , kaasi hal mar ka wada bilaabmayo dhamaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland.
Waxaa goobaha uu ka socday Imtaxaanku kormeeray Xoghayaha dawlada hoose ee magaalada Wajaale oo uu weheliyo guddoomiyaha Waxbarshada ee magaaladaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Tog Wajaale Office
Wajalenews@gmail.com