WAJAALE NEWS

Agaasimaha Liberally-ga Qaranka Somaliland oo Ka Waramay 23,000 oo Buug oo Lagu Wareejiyay

Hargeysa (WJN) – Agaasimaha Maktabada akhriska qaranka Somaliland ee Siilaanyo Liberally Axmed Daahir Cige, ayaa waxaa uu ka waramay 23,ooo kun oo buug oo ay kala wareegeen Hay”adda Book Aid International.

Dhinaca kale, Gudoomiyaha Maktabada Somalilan ayaa ka warbixiyay sida ay bulshada Somaliland ay uga faa’idaysteen maktabadani iyo tirada Ardayda ee soo booqda maalin kasta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Sd9UFjUihhI

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version