WAJAALE NEWS

Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Imaamada Masaajidada Ku Amartay In Joojiyaan Makarafoonada Habeenkii

HARGAYSA(W,N) Agaasimaha guud ee wasaarada diinta iyo aw qaafta ayaa imaamada masaajidada ku amaray in joojiyaan makarafoonada ay habeenkii shidayaan kuwaasi oo bulshada cabasho badan ka keentay.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version