WAJAALE NEWS

DAAWO; suldaan kamida Salaadiyiinta Gobolka Awdal Oo ku Dhawaaqay Arin Lidku Ah Qaranimada Somaliland iyo Ciidamo Uu Wato Oo la sheegay In Ay Buuraha Galeen+Xukuumada oo Ku Mashquulsan Weerarka Xafladaha Xusbiyada Iyo Xadhiga Ururka Dhalinyarada Jiidali.

 

HARGEISA(Wajaalenews);DAAWO suldan Abiibakar Cilmi Wabar iyo Ciidan uu Hogaminayo oo Galay Buuralayda Deganada Awdal Cadeeyayna in ay Awdal Maamul Gooni Ah Tahay Kana Tirsanayn Somalilnad+Video

Shir jaraid oo uu qabtay suldaan Abibakr cilmi wabar oo ka mid ah saladiinta ugu wawayn Beelaha Gadabuursi iyo ciidan u hogaminayo oo buuraha deganada awdal galay lana magac baxay jabhada AWDAL PEOPLE LIBERATION FRONT (APLF)

http://youtu.be/jA10JtCLyJQ

 

Suldan abiibakar aya nidar ku maray in ay uu samayn doono maamul ay iska leyihin gobolada galbeed ka somaliland baaq na u diray qurbajooga iyo dawladaha dariska ah

 

Exit mobile version