WAJAALE NEWS

Shacabka Somaliland Oo Lacag Badan Ku Bixiya Khatar Dul-Taal.

HARGAYSA(W,N) Shacabka Somaliland ayaa dhib wayn waxa ku haya xadhkaha laydhka ee sida koron korta udul mara guryahooda kaasi o xiliyada roobka Soboba dhimasho iyo khasaare hantiyed

Arinta ayaa ah mid aan waalin wax talaabo ah laga qaadi kaasi shacabka udheertahay waliba in ay khatarta noocaasi ay ku bixiyaan lacag

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version