Hargeysa (WJN)– Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan “Ismaaciil Yare” oo ka mida masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa si ada uga hadley Tacadiga iyo awood sheegashada Madaxweyne Biixi kula kacay qoyska Maxamed Xasan Dalab oo dhulkiisii Madaxweynuhu xoog kaga dhisanayo Madaxtooyo cusub.
Dhinaca kale Siyaasi Ismaaciil Yare ayaa waxa uu sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi aanu awood u lahayn inuu xusho ama uu soo dooro goobta laga dhisayo Madaxtooyada cusub.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com