WAJAALE NEWS

“Waxa Halkan Igu Qabsaday In Gurigaygii La Dumiyay, Oo Inanka Ciise Layidhaa Iyo Qoyska Madaxwaynuhu Ka Danbeeyaan,8 Cishona Aan Uxidhnaa”Cabashada Qoysaska Buurta Kala Jeexan.

HARGAYSA(W,N)-Qoysaska degan buurta kala jeexan oo maalmihii udanbeeyay ka cabanayay qoyska madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ayaa ka waramay dhacdo dareen leh oo ay kula kaceen qoyska madaxwayne biixi islamarkaana ay uxidhnay mudo 8cisho ah iyadoo caruurteediina ay dayac la kulmeed

Sidoo kale qaarkamid hooyooyinka degan buurka kale jeex ayaa shacabka reer Somaliland iyo madaxda asxaabta, iyo golayaasha qaranka ka codsanay in ay usoo gurmadaan

Dhanka kale hooyooyinkan ayaa jawaab kulul udiray xildhibaan xasan shahar oo dhawaan hadalo warbaahinta umariyay dadkan dagen buurta kala jeexan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA CABASHADA QOYSASKAN;

 

Exit mobile version