Borama (WJN)– Salaadiinta, Madax-dhaqameedka iyo Cuqaasha labadii jufo ee ay ka soo jeedeen labadii sarkaal ee lagu dilay degmada Gar-adag oo maanta shir’jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama, ayaa war culus ka soo saaray dilka labadaasi sarkaal, iyagoona fariin culus u diray Xukuumada Madaxweyne Biixi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Borama Office
Wajalenews@gmail.com