Borama (WJN)– Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka gobolka Awdal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama, ayaa markale cambaareeyay dilkii loo gaystay labadii sarkaal ee lagu dilay degmada Gar-adag.
Dhinaca kale Madax-dhaqameedkan ayaa waxa ay Xukuumada Somaliland iyo Wasiirka amniga ugu baaqeen in arinta dilka labada sarkaal ay si deg deg ah wax uga qabtaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Borama Office
Wajalenews@gmail.com