WAJAALE NEWS

Faysal Cali Waraabe oo Ayaan Daro Weyn Ku Tilmaamay Xaaladii Deg Dega Ahayd Ee Madaxweyne Biixi Ku Soo Rogay Gobolka Sanaag

Hargeysa (WJN)– Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadley saraakiil ka tirsanaa Ciidamada Somaliland oo lagu laayay deegaano ka tirsan gobolka Sanaag.

Dhinaca kale Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ayaan daro weyn ku tilmaamay xaaladii deg dega ahayd ee Madaxweyne Biixi ku soo rogay degmooyinka Ceel-afweyn, Gar-adag iyo Ceerigaabo, isagoona sheegay in arintaasi ay Somaliland u soo hoysay sumcad xumo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version