Hargeysa (W,N):- Shirkada Teleson iyo baanka dhexe ee Somaliland ayaa waxaa ay soo saareen heshiis cusub oo ay gaadheen , kaas oo ah in adeega isku bedelka lacagta ee Zaad-ka ay shirkada Telesom joojiso muddo shanka cisho ah ka dib.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/zmyRT_uuEoo