SWEDEN(W,N)-Jaaliyadaha Reer Somaliland ee kudhaqan wadamada Caalamka ayaa bilaabay dabaal dega xuska qarannimada Somaliland ee 18May.
Jaaliyada Reer Somaliland eek u dhaqan dalka Sweden ayaa qabtay munaasibad balaadhan oo loogu dabaal degayo xuska 28 aad ee qarannimada jamhuuriyada Somaliland waxaana munaasibad goob jog ahaa Safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden ambassador Sakariye Xasan Wacays ,wasiiro iyo masuuliyiin kale oo karirsan xukuumada Somaliland iyo xildhibaano katirsan baarlamaaka dalka Sweden.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;