|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xuska 18 May Oo Siwayn Looga Xusay Dalka Sweden.
May 10, 2019 - Written by Editor:SWEDEN(W,N)-Jaaliyadaha Reer Somaliland ee kudhaqan wadamada Caalamka ayaa bilaabay dabaal dega xuska qarannimada Somaliland ee 18May. Jaaliyada Reer Somaliland eek u dhaqan dalka Sweden ayaa qabtay munaasibad balaadhan oo loogu dabaal degayo xuska 28 aad ee qarannimada jamhuuriyada Somaliland waxaana munaasibad goob jog ahaa Safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden ambassador Sakariye Xasan Wacays ,wasiiro iyo masuuliyiin kale oo karirsan xukuumada Somaliland iyo xildhibaano katirsan baarlamaaka dalka Sweden. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xog-culus: Sun Lagu Aasay Gudaha Dekeda Berbera oo La Kashifey+Masuul Ka Tirsan Xukumada oo Goobjoog... Deg Deg :- Somaliland Oo Dalka Ka Saaraysa Dhakhaatiir Ajaanib Ah Tirada Dhakhaatiirta+Muuqaal Daawo:Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Ku Eedeeyay Dhigiisa Wadani Burburinta Xisbiga Ucid Dushana Uga Tu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|