WAJAALE NEWS

DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Saraakiil Ciidanka Qaranka Ka Goostay Iyo Talaabada Laga Qaadayo!

HARGAYSA(W,N) Wasiirka gaashaandhiga Somaliland ayaa markii uhoraysay ka hadlay ciidamo dhawaan ka goostay ciidanka qaranka jamhuuriyada somailand eek u sugan agaa 93aad ee gobolka snag

Wasiirka gaashaandhiga  ayaa sheegay in saraakiisha ka goostay smaliland lasaaridoono maxkamada ciidan sharcigana lala tiigsan doono.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version