WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xukuumada Jsl Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Xildhibaan Ka Horyimid Xuska18may Iyo Talaabada Ay Ka Qaadayso Cidkasta Oo Arimahaasi Ku Kacda,

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta somaliland cabdirashiid ducaale qanbi ayaa jawaab  kulul ka bixiyay hadalada kasoo yeedhay xildhibaan katirsan golaha wakiilada iyo shakhsiyaad kale oo ka horyimid maalinta qaranimada somaliland ee 18may

Wasiir qanbi ayaa fariin culus udiray xildhibaan dhakool iyo dad kale oo uusheegay in ay maalmihii udanbeeyay waxka sheegayeen 18may

Sidoo kale wasiirka hawlaha guud ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono dadka ay hadaladaasi kasoo yeedheen isagoo xusay in haayadaha ku shaqada lahi ay waajibkooda ka gudan doonaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version