BERBERA(W,N)-Marinka bada cas ee Somaliland kamid tahay wadamada kulaalaya ayaa laga badbaadiyay dhibaato halisteedu socon lahayn mudo ka badan 25sano
Qaramada midoobay ayaa bilowday badbadinta marka siday naafto badan oo mudo 10sano ah kooxaha xuutuyiintu ku haysteen bada cas kaasi oo hada la bilaabay sidii looga shubi lahaa shidaalkaa uu siday oo hadii uu ku daato biyaha badan ay ka dhalan karto dhibaado wasakhow biyaha bada ah
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;