HARGAYSA(W,N) Wasiiro madax dhaqameed ka socday dawlad deegaanka somalida itoobiya oo maalintii shalay kasoo qaybaglay aas qaran oo loo sameeyay xaaji cabdi waraabe ayaa habeenkii xalay ahaa lagu maamusay casho sharaf ayaa waxaa kasoo qaybgalay gudoomuya shirkada telesom, wasiir kuxigeenka arimaha gudaha ,iyo maayar kuxigeenka caasimada oo isagu fidiyay cashadan,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;