HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha golaha guurtida saleebaan maxamuud aadan ayaa ka hadlay qiimaha xuska 18may isagoo asxaabta siyaasada ugu baaqay in aan maalinta la hayan xisbiyo wixii xafiiltan ka dhexeeyaana aanu jiray markay timaada xuska 18may
HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;
https://youtu.be/xRMMI4SsMO0