WAJAALE NEWS

DAAWO; Madaxwayne Biixi Oo Shaaciyay In Ay Siidaynayaan Maxaabiistii Ay Maamulka Puthland Ka Qabsadeen Iyo Shuruuda Uu Ku Xidhay,

HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha somaliland  Muuse biixi Cabdi oo caawa ka hadlay munaasibad qasriga madaxtooyada ay xukuumadu ugusamaysay waftiyadii beesha caalamaka iyo wadamada jaarka ah ka socday ee maanta kasoo qaybgalay xuska lasoo noqoshada madaxbanaanida somaliland ee 18may.

Madaxwayne biixi ayaa maamul goboleedka puthland somaliya ugu baaqay in ay ka soomaliland ahaan diyaar uyihiin in ay siidaayaan maxaabiistii ay somaliland ku qabeen dagaaladii udhexeeyay isagoo madaxda puthland ugu baaqay in ay iyagu soo diyaariyaan wixii ay hayaan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version