WAJAALE NEWS

Xukumadda Somaliland oo Shaacisay Xiliga La Qabanayo Xuska 18 May

Hargeysa (WJN)– Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ay wehelinayaan Wasiirada Gaashaandhiga iyo Hawlaha Guud iyo Maayarka Caasimada Hargeysa oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiisiisa, ayaa shaaciyay in xuska 18 May la qaban doono maalinta ay ku beegan tahay iyada oo ay tahay Ramadaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews Desk

 Hargeysa Office

Exit mobile version