|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukumadda Somaliland oo Shaacisay Xiliga La Qabanayo Xuska 18 May
April 28, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)– Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ay wehelinayaan Wasiirada Gaashaandhiga iyo Hawlaha Guud iyo Maayarka Caasimada Hargeysa oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiisiisa, ayaa shaaciyay in xuska 18 May la qaban doono maalinta ay ku beegan tahay iyada oo ay tahay Ramadaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews Desk Hargeysa Office COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|