Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ayaa si adag uga hadlay khilaafka culus ee ka taagan dhul xkuumadu sheegay in ay madaxtooyo ka dhisayso iyo cabashada qoyska dhulka leh oo xukuumada madaxwayne biixi tacadiyo badan kula kacday
sidoo kale cabdilaahi jawaan ayaa sheekh aadansiiro ,suldaan xasan iyo wasiirka warfaafinta ugu baaqay in ay dhameeyaan khilaafkan udhexeeyay madaxwayne biixi iyo maxamed xasan dalab
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;