WAJAALE NEWS

Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Magaalada Boorama Ka Dhagax Dhigay Xafiiska Wasaaradda Beeraha Ee Gobolka Awdal

Boorama,(W,N)-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo maanta gaadhay magaalada Borama ayaa dhagax dhigay xafiiska wasaaradda Beeraha ee gobolka Awdal.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version