Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Magaalada Boorama Ka Dhagax Dhigay Xafiiska Wasaaradda Beeraha Ee Gobolka Awdal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Magaalada Boorama Ka Dhagax Dhigay Xafiiska Wasaaradda Beeraha Ee Gobolka Awdal
October 18, 2017 - Written by Reporter:

Boorama,(W,N)-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo maanta gaadhay magaalada Borama ayaa dhagax dhigay xafiiska wasaaradda Beeraha ee gobolka Awdal.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS