WAJAALE NEWS

Saylac: Wafti Baarlamaanka Somaliland Ka Socda oo Booqdey Ceelasha Milixda

Saylac (WJN)- Wefti xildhibaano ka socda golaha Gurtida Somaliland oo ku sugnaa magaalada Saylac, ayaa maanta booqday Ceelasha laga qodo Milixda ee deegaanka Toqoshi ee magaalada Saylac.

Guddoomiyaha gobolka Salal Mawliid Maxamed Nuur oo weftigan Xildhibaanada hor kacayay, ayaa ka warbixiyay waxsoo saarka deegaankaasi ale ku manaystay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Exit mobile version