Saylac: Wafti Baarlamaanka Somaliland Ka Socda oo Booqdey Ceelasha Milixda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Saylac: Wafti Baarlamaanka Somaliland Ka Socda oo Booqdey Ceelasha Milixda
April 22, 2019 - Written by Reporter:

Saylac (WJN)- Wefti xildhibaano ka socda golaha Gurtida Somaliland oo ku sugnaa magaalada Saylac, ayaa maanta booqday Ceelasha laga qodo Milixda ee deegaanka Toqoshi ee magaalada Saylac.

Guddoomiyaha gobolka Salal Mawliid Maxamed Nuur oo weftigan Xildhibaanada hor kacayay, ayaa ka warbixiyay waxsoo saarka deegaankaasi ale ku manaystay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

COMMENTS
LINKS